Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Sedax Qof oo Rayid ah oo Siyaabo Kaladuwan Loogu Diley Muqdisho
Somali fighters capture Kismayo 27 Aug 08
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:316
Date:02-09-2008
Snake Slithers Into Reporters Pants On Live TV
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:688
Date:20-08-2008
Grim Warning Over Somalia
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:117
Date:15-08-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 03 2008
Sedax Qof oo Rayid ah oo Siyaabo Kaladuwan Loogu Diley Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Thursday, 03 July 2008

muuqaalka meydakii ladileyMuqdisho,(insidesomalia.org)-Ilaa sedax qof ayaa siyaabo kala duwan waxaa loogu dilay xaley iyo shaley gelenkii danbe qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, iyadoo aan la garan ujeeda loo dilay Dalka ladiley

Dilka koowaad ayaa waxa uu ka dhacay agagaarka Siyadka oo lagu toogtey nin Rayid ah oo baabuur uu watey lagala degey,kaasi oo ay toogteen niman Bastoolada watey,waxaana maydka ninkaasi la geeyay Masjidka Marwaas ee Degmada Xamar weyne.

Sidoo kale dilka kale ayaa waxa uu ka dhacay nawaaxiga Baar raaxo ee Magaalada Muqdisho,waxaana dilay rag ku hubeysab Bistoolado,waxaana uu ahaa nikaasi sida ay sheegeen dad goobjoogiyaal ahaa in uu ahaa nin Ganacsade ah.

Sidoo kale warka ayaa waxaa intaasi nay ku darayaan in ruux kale oo aan lagaran waxa uu ahaa asna lagu dilay isgoyska Banaadir ee Magaalada Muqdisho oo ay khaarijiyeen rag Hubeysan.

Maha markii ugu horeysay oo Magaalada Muqdisho lagu dilo dad rayid ah, iyadoo maal mihii ugu denbeeyay Magaalada Muqdisho ay ku soo badanayaan dilalka dadka rayidka ah.




Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >